Gabar dhalinyaro ah oo isku del deshay Xaafad katirsan magaalada Muqdisho

Gabar yar oo da’deeda lagu sheegay 15-sano jir ayaa maanta guri ay kaga nooleed xaafada Saban Saban ee degmada Dayniile loogu tagay iyada oo meyd ah oo qoorta ugu xiran yahay xariga la sheegay in ay isku del deshay. Haweeney daris la ah gabadha la sheegay in ay is dishay ayaa Shabakada Allbanaadir u sheegtay … Continue reading Gabar dhalinyaro ah oo isku del deshay Xaafad katirsan magaalada Muqdisho